Burundi oo weli diidan qorshaha ciidankeeda qeyb ka mid ah looga saarayo Somalia

Iyadoo qorshuhu yahay in kun askari oo ka mid ah Ciidanka Burundi ee ka tirsan Howlgalka AMISOM ay Soomaaliya ka baxaan 28-ka Bishan ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in dowladda Burundi ay si toos uga soo horjeesatay qorshahaas. Danjiraha Burundi u fadhiya Ethiopia Dieudonne Ndabarushimana  ayaa sheegay dowladdiisu ay Dood sax ah ka qabto … Continue reading Burundi oo weli diidan qorshaha ciidankeeda qeyb ka mid ah looga saarayo Somalia